Maxaa ka hirgalay Qorshihii Kheyre u tagay Deegaanada Galmudug ? (Warbixin)

Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa socdaal horay aan cidina saadaali karin waqtiga uu qaadan karo waxa uu bishii June ee sannadkaan ku tegay deegaannada hoos taga dowlad gobaleedka Galmudug. Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa qorshihiisu ahaa in uu reer Galmudug ku caawiyo dhismaha dowlad gobaleed loo dhanyahay oo maamulkiisu ku baaho guud ahaan deegaannada oo qaarkood xilligaan … Continue reading Maxaa ka hirgalay Qorshihii Kheyre u tagay Deegaanada Galmudug ? (Warbixin)